Raad Online

News

  • Home
  • About US
  • Wararka
  • Opinion
  • English News
  • Jobs & Opportunities
  • Contact us

Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey caleema saarka Axmed Madoobe

8th October 2019 by Ahmed Leave a Comment

mdbe

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay arrimo ku aadan caleema saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulkaasi, Axmed Madoobe.

Sayid Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xafladda caleema saarka ay dhaceyso marka ay soo dhameystirmaan wufuuda ka qeyb galeysa munaasabadaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in cadaadiska faraha badan ee ay dowladda federaalka ku heyso Jubbaland uu ka dhalan karto kacdoon shacab, sida uu hadalka u dhigay.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo muddo labo jeer ah uu dib u dhac ku yimid munaasabadda caleema saarka, sababa la xariira khilaafka dowladda iyo Jubbaland.
Valueimpression Placeholder

Lama oga sida uu xaalku noqon doono, iyadoo aysan jirin illaa iyo hadda wax isku soo dhowaansho oo labada dhinac ah.

Khilaafkan ayaa ka soo bilowday doorashooyinkii iska soo horjeeday ee dhowaan ka dhacay Kismaayo, kuwaas oo gabi ahaanba ay ka hortimid dowladda Soomaaliya.

 

Share this:

  • Click to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click to share on Facebook (Opens in new window)

Related

Filed Under: Wararka

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Isbitaalka

Isbitaalka

Jobs

  • Qiso dhab ah

    Qiso dhab ah

    13th October 2019
  • ANIGA IYO CAWAALE

    ANIGA IYO CAWAALE

    13th October 2019
  • ADVERTISEMENT: Director of peacebuilding

    ADVERTISEMENT: Director of peacebuilding

    24th June 2019
  • ADVERTISEMENT: Project Officer

    ADVERTISEMENT: Project Officer

    21st June 2019
  • ADVERTISEMENT: Community Mobilizer Assistant

    ADVERTISEMENT: Community Mobilizer Assistant

    21st June 2019

Opinion

  • Xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Soomaaliyada Cusub? Faallo

    Xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Soomaaliyada Cusub? Faallo

    20th December 2017
  • Xalkii Loo Helay Muranka Dakadda Boosaaso iyo Mustaqbalka -MAQAAL

    Xalkii Loo Helay Muranka Dakadda Boosaaso iyo Mustaqbalka -MAQAAL

    14th December 2017
  • Baarlamaanka Puntland oo dejinaya qorshihii ay mar kale kusoo noqon lahayeen!!

    Baarlamaanka Puntland oo dejinaya qorshihii ay mar kale kusoo noqon lahayeen!!

    12th December 2017
  • Saluuga Beesha Caalamka ee waxqabadka Dowlada iyo dib u dhaca Dhismaha Ciidanka Qaranka

    Saluuga Beesha Caalamka ee waxqabadka Dowlada iyo dib u dhaca Dhismaha Ciidanka Qaranka

    5th December 2017
  • MAQAAL:- SOOMAALIYA MA MADAX WANAAGSAN BAY LA’DAHAY, MISE MAAMUL SUUBAN?

    MAQAAL:- SOOMAALIYA MA MADAX WANAAGSAN BAY LA’DAHAY, MISE MAAMUL SUUBAN?

    30th October 2017

Wararka Caalamka

  • Khaladaadka sharci ee beryahan ka dhacayay Hayaddaha Sadexda ahee puntland.

    Khaladaadka sharci ee beryahan ka dhacayay Hayaddaha Sadexda ahee puntland.

    3rd November 2019
  • Haweeney hindi oo 73 jir ah oo dhashay laba gabdhood oo mataano ah: SAWIRRO

    Haweeney hindi oo 73 jir ah oo dhashay laba gabdhood oo mataano ah: SAWIRRO

    8th September 2019
  • XUKUUMADA CUSUB EE DOWLADA PUNTLAND OO MIISAANIYAD GAAR AH U BALANQAADAY GOBOLADA MAQAN

    XUKUUMADA CUSUB EE DOWLADA PUNTLAND OO MIISAANIYAD GAAR AH U BALANQAADAY GOBOLADA MAQAN

    16th February 2019
  • DOORASHADA KURSI KA DHINAA BAARLAMAANKA SOMALIA OO LAGU SOO GABA-GABEEYAY JOWHAR

    DOORASHADA KURSI KA DHINAA BAARLAMAANKA SOMALIA OO LAGU SOO GABA-GABEEYAY JOWHAR

    29th January 2018
  • MADAXWAYNAHA PUNTLAND OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY DHALASHADA SANADKA CUSUB EE 2018.

    MADAXWAYNAHA PUNTLAND OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY DHALASHADA SANADKA CUSUB EE 2018.

    1st January 2018

Copyright © 2021 — Raad Online - All rights reserved.