Raad Online

News

  • Home
  • About US
  • Wararka
  • Opinion
  • English News
  • Jobs & Opportunities
  • Contact us

Top News

Madaxtooyada Soomaaliya oo isugu yeertay madaxda maamul goboleedyada

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in maalinta Khamiista ah ee 4-ta bisha uu martigelin doono “munaasabad lagu dhammeystirayo” hirgelinta heshiiska doorashada. Waxa uu isugu […]

Taliye Ciidan oo xilka looga qaaday burburintii Dugsiga Hoyga Xamar

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliyihii Qaybta Waliyow Cadde, isagoo mid cusub u magacaabay Taliskaas. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa xilka Taliyaha qeybta Waliyow Cadde loogu magacaabay inuu noqdo Yaasiin Nuur Kheyre Ganeey, isla markaana bedelaya Taliyihii Waliyow Cadde. Xilka qaadista […]

Qaxooti Yamaniyiin ah oo ka soo carartay colaadda Yeman oo soo gaaray Boosaaso

Mareykanka oo daabacaya warbixin ku saabsan dilkii Jamaal Khaashuqji

Ciidanka Puntland oo howlgalo ka sameeyay deegaano Buuraley ah

Ciidanka ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgal … [Read More...]

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay xubnaha ugu muhiimsan Mucaaradka Villa Somalia

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, ayaa xalay guryahooda … [Read More...]

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo shuruudo cusub ku xiray Shirka Muqdisho

Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa waxaa la sheegay inay shuruudo hor leh ku xireen ka … [Read More...]

Maxaa baajiyey shirkii ay ahayd in uu Muqdisho ka dhaco?

Illaa iyo weli ma cadda goorta uu qabsoomayo shirkii arrimaha doorashada ee lagu waday inay isugu … [Read More...]

Maamulka Jubbaland oo si kulul uga hadlay rabshadihii ka dhacay Muqdisho

Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadashay rabshadiha saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay … [Read More...]

Ururka Midowga Afrika oo ka hadlay dagaal ka dhacay muqdisho, baaqna u diray AMISOM

Ururka Midowga Afrika ayaa war kasoo saaray dagaalkii ka dhacay muqdisho iyo sidoo kale guud ahaan … [Read More...]

Donald Trump oo markale lagu dhagan yahay

Afhayeenka aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa sheegtay inay hirgelin doonta … [Read More...]

La-taliyaha Farmaajo oo laga saaray Shirka Guddiga Farsamada ee Baydhabo

Cabdi Cali Raage oo ah La-taliyaha Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Farmaajo ayaa waxaa xalay laga … [Read More...]

Duqa Muqdisho oo amar cusub kusoo rogay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) … [Read More...]

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddoomiye Muudey

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa … [Read More...]

Taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradaka Ruushaka , Alexei Navalny”Jacaylka ayaa ka awood badan cabsida”?

Taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradaka , Alexei Navalny ee xiran ayaa guud ahaan dalka Ruushaka ka … [Read More...]

Wasiirkii hore ee difaaca Kenya, Yuusuf Xaaji oo geeriyooday

Waxaa magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ku geeriyooday Allaha u naxaiistee wasiirkii hore ee difaaca … [Read More...]

Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay Shirkii uu ku baaqay Farmaajo

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Goordhow War kasoo saaray Shirka Madaxweyne Maxamed … [Read More...]

CC Shakuur oo durbo ka hadlay Shirkii Madaxda M/Goboleedyada la isugu yeeray

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahan Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa soo … [Read More...]

Talyaaniga oo lugaha la galay xiisad siyaasadeed iyo sababta ka dambeysay

Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga, Giuseppe Conte, ayaa Madaxweynaha waddankaas u gudbiyay warqadiisa … [Read More...]

Isbitaalka

Isbitaalka

Jobs

  • Qiso dhab ah

    Qiso dhab ah

    13th October 2019
  • ANIGA IYO CAWAALE

    ANIGA IYO CAWAALE

    13th October 2019
  • ADVERTISEMENT: Director of peacebuilding

    ADVERTISEMENT: Director of peacebuilding

    24th June 2019
  • ADVERTISEMENT: Project Officer

    ADVERTISEMENT: Project Officer

    21st June 2019
  • ADVERTISEMENT: Community Mobilizer Assistant

    ADVERTISEMENT: Community Mobilizer Assistant

    21st June 2019

Opinion

  • Xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Soomaaliyada Cusub? Faallo

    Xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Soomaaliyada Cusub? Faallo

    20th December 2017
  • Xalkii Loo Helay Muranka Dakadda Boosaaso iyo Mustaqbalka -MAQAAL

    Xalkii Loo Helay Muranka Dakadda Boosaaso iyo Mustaqbalka -MAQAAL

    14th December 2017
  • Baarlamaanka Puntland oo dejinaya qorshihii ay mar kale kusoo noqon lahayeen!!

    Baarlamaanka Puntland oo dejinaya qorshihii ay mar kale kusoo noqon lahayeen!!

    12th December 2017
  • Saluuga Beesha Caalamka ee waxqabadka Dowlada iyo dib u dhaca Dhismaha Ciidanka Qaranka

    Saluuga Beesha Caalamka ee waxqabadka Dowlada iyo dib u dhaca Dhismaha Ciidanka Qaranka

    5th December 2017
  • MAQAAL:- SOOMAALIYA MA MADAX WANAAGSAN BAY LA’DAHAY, MISE MAAMUL SUUBAN?

    MAQAAL:- SOOMAALIYA MA MADAX WANAAGSAN BAY LA’DAHAY, MISE MAAMUL SUUBAN?

    30th October 2017

Wararka Caalamka

  • Khaladaadka sharci ee beryahan ka dhacayay Hayaddaha Sadexda ahee puntland.

    Khaladaadka sharci ee beryahan ka dhacayay Hayaddaha Sadexda ahee puntland.

    3rd November 2019
  • Haweeney hindi oo 73 jir ah oo dhashay laba gabdhood oo mataano ah: SAWIRRO

    Haweeney hindi oo 73 jir ah oo dhashay laba gabdhood oo mataano ah: SAWIRRO

    8th September 2019
  • XUKUUMADA CUSUB EE DOWLADA PUNTLAND OO MIISAANIYAD GAAR AH U BALANQAADAY GOBOLADA MAQAN

    XUKUUMADA CUSUB EE DOWLADA PUNTLAND OO MIISAANIYAD GAAR AH U BALANQAADAY GOBOLADA MAQAN

    16th February 2019
  • DOORASHADA KURSI KA DHINAA BAARLAMAANKA SOMALIA OO LAGU SOO GABA-GABEEYAY JOWHAR

    DOORASHADA KURSI KA DHINAA BAARLAMAANKA SOMALIA OO LAGU SOO GABA-GABEEYAY JOWHAR

    29th January 2018
  • MADAXWAYNAHA PUNTLAND OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY DHALASHADA SANADKA CUSUB EE 2018.

    MADAXWAYNAHA PUNTLAND OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY DHALASHADA SANADKA CUSUB EE 2018.

    1st January 2018

Copyright © 2021 — Raad Online - All rights reserved.